Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi oo waji cusub ku wajahaya Girona kaddib markii uu Garka… + SAWIRRO

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa qaab cusub u soo xiirtay garkiisii coofka ah oo muddooyinkii dambe lagu bartay

Image result for messi

Kabtanka Barcelona ayaa qaab cayaareed sare ku bilowday xilli cayaareedkan, waxaana uu gooldhalinta horyaalka La Ligaha Spain ku hoggaainayaa 4 gool, balse goolashaas waxaa la wadaa Karim Benzema oo ka tirsan Real Madrid

Image result for messi

Maanta ayaa lagu arkay Messi tababarkii ay kooxdiisa Barcelona isugu diyaarinaysay kulanka ay garoonka Camp Nou ku soo dhaweynayso naadiga Girona FC, isagoo qaab cusub garka u soo xiirtay

Waxa uu shalay ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa isbuuca ee Champions League kaddib markii uu saddexleey ugu shubay naadiga PSV

Image may contain: one or more people and text
Xiddiga xulka qaranka Argentina ayaa haatan go’aansaday inuu garkii uu muddooyinka soo tabcaayey iska jaro.

Image may contain: 1 person, smiling, text

Image may contain: 3 people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 2 people, people playing sports, people standing and outdoor