Khabiirka kanaalka Sky Sports ee Charlie Nicholas ayaa dhiibtay saadaashiisa toddobaadlaha Premier League

Khabiirka kubadda cagta England iyo kanaalka Sky Sports ee Charlie Nicholas ayaa dhiibtay saadaashiisa toddobaadlaha ah ee horyaalka Premier League oo toddobaadkan oo ah midkiisii 12-aad ee toddobaadyadii hore ka xiiso badan yahay.

Saadaasha Nicholas Ee Toddobaadka 12-aad ee Premier League Oo Dhammaystiran ka eeg qeybta hoose.

Norwich City 1-2 Watford

Leicester City 3-2 Arsenal

Wolves 2-1 Aston Villa

Chelsea 2-1 Crystal Palace

Burnley 2-1 West Ham United

Newcastle United 2-2 Bournemouth

Southampton 1-0 Everton

Man United 2-0 Brighton

Tottenham 1-1 Sheffield United

Liverpool 2-2 Manchester City