Klopp ayaa shaaca ka qaaday in goolhaye Alisson Becker uu seegayo kulanka Caawa ee AFC Bournemouth

Goolhayaha kooxda Liverpool Alisson ayaa seegaya kulanka  caawa ay Reds la ciyaareyso Bournemouth ka dib dhaawac soo gaaray.

Goolhayaha Reds ayaa dhaawac uu ka soo gaaray muruqa sinta isagoo ku jiray tababarka ka hor kulankii ay guuldarada ka soo gaartay Chelsea

Waxaa sidoo kale macquul ah inuu seego kulanka weyn ee ay Liverpool la ciyaareyso Atletico Madrid ee lugta labaad ee wareega 16ka ee Champions League.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com