Koobka adduunka oo lafilaayo in laga wareejiyo dalka Ruushka Maxaa u sabab ah

Ruushku wuxuu sheegay in reer galbeedku ay isku dayayaan inay u diidaan martigelinta koobka adduunka, Afhayeen u hadlay Wasaarada arrimaha dibadda Ruushka waxay sheegtay in Britain iyo Mareykan ka shaqeynayaan sidii Ruushka looga wareejin laha Koobka adduunka oo dalkaasi uu martigelinayo bisha June ee sanadkan.

Mareykan iyo Britain oo aan xiriir fiican lalaheyn Ruushka weli ma aysan sheegin wax muujinaya inaysan koobka ka qeybgaleen.

Image may contain: one or more people, stadium, crowd and outdoor

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com