Kooxda Ay Doonayaan Cayaartooyda Barcelona In Ay Ku Aadaan Wareegga 16-ka Champion-ka Oo La Ogaaday

Saxaafadda Spain ayaa daboolka ka qaadeysa kooxda ay doonayaan cayaartooyda Barcelona in ay ku aadaan wareegga 16-ka Champion-ka

Barcelona ayaa laga yaabaa in midkood uu ku aado Liverpool,Schalke , Ajax , Lyon , Roma iyo kooxda Man United .

Wargeyska Mundo Deportivo ayaa sheegaya in cayaartooyda Barcelona ay muujiyeen in ay haminayaan in ay wareegga 16-ka ku aadaan kooxda RomaSababta ay u door bidiyaan cayaartooyda Barca in Roma ku aadaan ayaa ah iyaga oo doonaya in ay ka aar gutaan dhacdadii xilli cayaareedkii hore ee Champion-ka ka dib markii Roma ay Barca ka reebeen tartankaas

Image result for roma 3 barcelona 0

Waxaa xusid mudan in isku aadka wareegga 16-ka Champion-ka uu dhacayo maalinta isniinta