Kooxda Banaadir Sports oo qaaday koobkii Jeneral Da ‘uud+Sawirada

Kooxda Kubada Cagta Banaadir Sports ayaa ku Guuleysatay koobka koobabka Jeneral Daa uud ka dib markii ay Rigoorayaal kaga badiyeen kooxda Horseed

Kulankaan oo ahaa mid aad u adag ayaa waxa uu ku dhamaaday 90 kii daqiiqo ee loogu tala galay bareejo 1-1 ah waxaana Goolka lahor martay kooxda Horseed balse banaadir ayaa latimid Goolka bareejada qaybta labaad ee Cayaarta.

Garsoorihii kulankaan Xasan baari ayaa Roose siiyey mid ka mid ah Cayaartoydii ugu fiicneyd kooxda Horseed kaas oo lagu magacaabo farxaan duqoow waxaana inta badan Cayaarta ay ku dhamaysteen 10 Cayaaryahahan.

Cayaarta ayaa lagu daray 30 daqiiqo oo dheeri ah wax gool ahna layskama dhalin kadibna Rigoorayaal ayaa lagu kala baxay Horseed ayaana mar ku hogaamisey 2-0 markii Banaadir ay iska qasaariyeen 2 Rigoore oo xiriir ah balse way ka soo kabatay iyada ayaana loo caleemo saaray in ay hanatay koobkii Jeneral Da uud

Mas uuliyiin fara badan ayaa ka soo qayb galay Cayaartaan Finalka ah waxaana ka mid ahaa Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya General Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe) Gudoomiyaha Gobolka Banadir C,raxmaan Cumar cismaan yirriisow Wasiirka Gaashaan dhiga Soomaaliya Mudane Xasan Cali Gudoomiyaha Xiriirka Kubada cagta Soomaaliya C.qani Saciid Carab iyo madax kaloo fara badan oo ay kujiraan Xildhibaano labada Gole ah iyo sidoo kale shacab kumanaan kun ah aad ayeyna Banaadir Sports ugu dabaal degeen Guushaan Taariikhiga ah ee ay gaareen.

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 10 people, people standing and outdoor

Image may contain: 11 people, people standing, sky, outdoor and nature

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

 

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, grass, sky, tree, outdoor and nature

Image may contain: one or more people, stadium and outdoor

Image may contain: one or more people, people playing sports, stadium and outdoor

Image may contain: one or more people, people standing, shoes and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people standing

Image may contain: 4 people, people standing and suit

Image may contain: 4 people

Image may contain: 4 people, outdoor

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 1 person, standing

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people standing

Image may contain: 3 people, people on stage, crowd and outdoor\Image may contain: 3 people