Kooxda Chelsea Oo Guul Ka Soo Gaartay Naadiga Brighton & Hove Albion

kooxda tababare Maurizio ayaa guul muhiim ah kagaartay Brighton isla markaana ay kor ugu qaadayso loolanka ay dib ugu noolaynayso u tartamida horyaalka Premier League
Blues ayaana guusha u gaartay laba gool oo ay qaybtii hore u kala dhaliyeen Pedro, iyo Eden Hazard, kuwaas oo si xigta shabaqa u gaaray daqiiqadihii 17-aad iyo 33-aad

Image result for chelsea 2-1 brighton

Halkaa Brighton gool ay latimid daqiiqaddii 66-aad gool ay ka heshay xidigeeda March uusan waxba usoo kordhin, kulanka ayaana kusoo idlaaday 2-1 oo ay ku adkaatay Chelsea

Image result for chelsea 2-1 brighton