kooxda Galatasaray oo dunida ka yaabsaday Maxaa u sabab ah

Jamaahiirta kooxda kubada Cagta Galatasaray ayaa dunida ka yaabiyey kadib markii ay shideen dab aad u weyn weliba xili la joogey Tababarka kooxda oo kaliya.

Galatasaray Taageerayaasheeda ayaa sidaan sameeyey xili ay Naadogooda isku diyaarinayeen kulanka darbiga ah ee ladheeli doonaan Fenerbahce oo ay kawada dhisanyihiin Istanbul. maanta oo Axad ah

Kulankaan ayaa ka dhici doona Garoonka Turk Telekom Stadium waxaana uu dhex mari doonaa laba kooxood oo aad isku neceb waana mida keentay in Kumanaan Taageerayaal kooxda Galatasaray ah ay soo buux dhaafiyaan Xerada Tababarka ee Naadigooda si ay u dhiiri geliyaan Xiddigaha kooxdaas.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com