Kooxda Horseed Oo La soo Wareegtay 2 Ciyaar yahan Oo Kamid ah Kooxda Ll.pp jenyo

Kooxda Horseed Oo La soo Wareegtay 2 Ciyaar yahaan Oo Ka iyimid Kooxda Ll.pp jenyo

Xidigaha Lagu magcaabo Mahad Abdukadir Mahad shiine iyo Saciid Maata Ayaa si Toos Ugu Biiray Kooxda Horseed Xili labadooda Ee ka Yimaaden Kooxda Ulaabtay Horyaalka Heerka 2aad Ee Jenyo

Xirfadlayaashaan Ayaa ka Ciyaaari kara Weerarka Kooxda Horseed u Saxiixen Qandaraas Dhan 2 sano

Si walba Kooxda Horseed Ayaa Si wanaagsan Iskugu Diyaari neyso Janaraal da’uud iyo Horyaalka Heerka 1aad Ee ee somalia premier league.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing

Image may contain: 2 people, people standing

W/Q: Caraawi Zuper Uni Emry