Kooxda kubada Cagta ee Heegan FC ayaa guul weyn ka gaartay kooxda Waxool

Heegan Oo Guul Kusoo Xertay Wareega Kowaad Horyaalka Somali Premier League
kulanka wuxuu ka tirsanaa kulankii 42-aad ee horyaalka Somaliya waana kulankii ugu danbeeyay ee wareegga hore ee ay cayaaraan laabda dhinac.

kulankaan wuxuu ku soo dhamaaday 5-0 oo ay ku badisay kooxda Heegan FC.

Goolasha sedax ka mid ah Heegan,waxaa u dhaliyay laacibka lagu magacaabo C.Risaaq Maxamed (MAARA).
halka goolasha kale ay u kala dhaliyeen kabtanka kooxda heegan catoosh iyo Xasan C,laahi Shiikh,xili uu xasan C,laahi Shiikh roose qaatay.

Ugu danbeentii cayaarta,waxa ay ku soo dhamaatay 5-0 oo ay ku badisay kooxda Heegan FC.

Heegan FC ayaa wajiga hore ee horyaalka ku dhameesatay ayadoo hal guuldaro la kulantay 9-kii kulan ay cayaartay,waxa ay guuleesatay afar jeer afar jeer kalana bareejo ayee gashay,waxa ayna keesatay 16 dhibcood.

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com