Kooxda Man United ayaa gashay bar-baro kale oo horyaalka premier League

Kooxda Man United ayaa gashay bar-baro kale oo horyaalka premier League ah kadib markii ay dhaafi wayday naadiga Aston Villa kulan ka dhacay garoonka Old Trafford  ee horyaalka premier League.

Kooxda Man United ayaa gashay bar-barihii 6-aad ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan iyaga oo kaliya badiyay 4 kulan lagana badiyay 4 kale horyaalka premier League.

Kooxda Man United ayaa bar-baro la gashay kooxaha Liverpool, Arsenal, Wolves, Sheffield United, Aston Villa iyo Southampton.

Waxana ay Man United xilli ciyaareedkaas horyaalka kaga dhamaysatay kaalinta 11-aad ee kala saraynta horyaalka premier League.

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com