Kooxda Manchester United oo guul muhiim ah ka gaartay Brighton

Laacib Sports : Maanta oo sabti ah waxaa garoonka Old Trafford ku wada ciyaaray kooxda Brighton & Hove Albion iyo Naadiga Manchester United kulan ka wada tirsan horyaalka Premier League-ga waxaana kooxda Machester ay la timid labo gool qeybtii hore ee ciyaarta.

Markii dib la isugu soo laabtay ayaa kooxda Brighton waxey heleen goolkii calanka waxaana u dhaliyey laacibka lagu magacaabo Pascal Gross daqiiqadii 72-ad ee ciyaarta.

Daawo Manchester United iyo Brighton & Hove Albion