kooxda Midnimo oo ku soo laabatay Horyalka Heerka koowaad ee Somali Premier Legue

kooxda kubada cagta ee midnimo oo ku guuleysatay horyaalka heerka labaad Ee Somaliya .
Hogaamiyaha dabiiciga ee kooxda midnimo mustapha nakuuja ayaa sabab u noqday koobka horyaalka somalia qeybtiiza 2aad uu u gacan galiyo kooxda midnimo Fc .

Yuu cali oo 35 sano jir ah oo lagu tilmaamo macalin weyn ayaa waxuu hestaa 2 horyaal

Waa koox maamul fiicin oo xiddigo dhalinyaro fiicn u dheelaan ,Waxaan hubaa in xili cayaaredkan so socdo ay dardari doonaan kooxaha ka cayaara horyaalka heerka koowada ee Somali Premier Legue

Image may contain: one or more people and outdoor

Image may contain: 3 people

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

Image may contain: 9 people, people smiling, outdoor