Kooxda midnimo Oo Markale Samaynaysa Taariikh Sidee

Kooxaha kubbadda cagta Rajo iyo midnimo ayaa wada dheelidoono kulamadii ugu dmabeeyay  xilli cayaareedkan iyo sidoo kale guud ahaan kulankii 55aad horyaalka Somali Premier League qeybtiisa 2aad xilli cayaareedka 2017-2018

Wiilasha uu hogaamiyo tababare mustaf maxamed yuusuf mustapha nakuuja ee midnimo ayaa maanta sameenaya tariikhda taas oo ah markii 1aad oo xariir ahaan in ay hantaan horyaalka Somali Premier Legue laakiin waa in ay ka badiyaan kooxda Rajo

Rajo ayaa kulankii kowaad xili cayaareedkan wajahday kooxda xafidanaysa horyaalka ee midnimo horaantii bishii Maarso ee sanadkan wuxuuna kulankaas ku dhamaaday 2-0 oo ay guusha raacday wiilasha midnimo

Kooxaha midnimo iyo Rajo guud ahaan waxa ay is arkeyn laba kulan kolkaa oo ay Rajo ku ciyaaraysay magaca dahabshiil waxaase waqtigaa labada is arag wada badiyay naadiga midnimo oo hogaaminayay gaol haayaha kooxda heegan mustaf mahamed yuusuf

Xaqiiqooyinka Kulanka Ka Hor

midnimo ayaa markeedi 1aad kor u qaadaysa horyaalka Somali Premier League qeybtiisa 2aad waa hadii ay kala dirto wiilasha Rajo waxaase socdo diyaar garow wanaagsan ay samaynaya jamaahiirta kooxdan

shaaluu waa xidiga ugu goolasha badan sanadkan kooxda xafidanaysa horyaalka Somali Premier qeybtiis2aad ee midnimo FC.

Kooxda midnimo tan iyo markii uu bilaawday horyaalka xagaagan kaliya waxa ay qasaartay 2 kulan waxayna guul daraas kala kulantay muqdisho io koox kale

W/Q:Caraawi Diamond