kulamada dhamaan la ciyaray ee champions league Real Madrid oo xasuuq Galatasaray

Waxaa la ciyaaray kulamda afaraad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Real Madrid, Manchester City PSG.

Real Madrid ayaa guul raaxo leh kaga gaartay garoonkeeda Santiago Bernabeu kooxda reer Turky ee Galatasaray kaddib markii ay kaga adkaatay 6-0, iyadoo goolasha Los Blancos ay u kala dhaliyeen 3 gool Rodrygo ah, Karim Benzema 2 gool ah iyo Sergio Ramos.

Dhinaca Manchester City ayaa barbaro la soo gashay kooxda Atalanta oo ay booqatay, waxayna ku kala baxeen 1-1, goolka Skay Blue waxaa u dhaliyay Raheem Sterling

Tottenham Hotspur ayaa dhankeeda 0-4 kaga soo adkaatay kooxda FK Crvena Zvezda oo ay booqatay, naadiga Spurs-ka waxaa goolashan u kala dhaliyay xiddigaheeda Giovani Lo Celso, Christian Eriksen iyo Heung-Min Son oo 2 gool ah.

Haddaba dhanka hoose kaga boggo natiijooyinka kulamadii afaraad ee caawa laga ciyaaray heerka Group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League:

GROUP A

Paris Saint-Germain 1 – 0 Club Brugge

Real Madrid 6 – 0 Galatasaray

GROUP B

FC Bayern München 2 – 0 Olympiacos

FK Crvena Zvezda 0 – 4 Tottenham Hotspur

GROUP C

Atalanta 1 – 1 Manchester City

Dinamo Zagreb 3 – 3 Shakhtar Donetsk

GROUP D

Lokomotiv Moscow 1 – 2 Juventus

Bayer Leverkusen 2 – 1 Atletico Madrid

No photo description available.

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: one or more people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 1 person, playing a sport and outdoor

Image may contain: 2 people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people playing sports