Kulamada Horyaalada Yurub ugu caansan iyo waqtiga ay soo galayaan Geeska Afrika

kulamada maanta cayaarayaan  Horyaalada Yurub ugu caansan iyo waqtiga ay soo galayaan xiliga geeska Afrika:

FA Cup:
Crystal Palace vs Tottenham (7:00 pm)
Chelsea vs Sheffield Wednesday (9:00 pm)

Serie A:
Atlanta vs Roma (5:00 pm)
Torino vs Inter (8:00 pm)
Lazio vs Juventus (10:30 pm)

La Liga:
Girona vs Barcelona (6:15 pm)
Espanyol vs Real Madrid (10:45 pm)

Bundesliga:
Bayern Munich vs Stuttgart (5:00 pm)

Ligue 1:
PSG vs Rennes