Kulamada la cayaarayo Serie A iyo Saacadaha ay soo galayaan

Juventus ayaa xalay bar baro 0-0 la dhaafi waysay kooxda yar ee SPAL 2013 iyadoona is dhaafisay fursad ay uga sii fogaan kartay Napoli

Haddaba ka bogo kulamada la cayaarayo galabta iyo Caawa horyaalka Seria A iyo Saacadaha ay soo galayaan:

2:30 Galabnimo: Sampdoria vs Inter

5:00 Galabnimo: AC Milan vs ChievoVerona

5:00 Galabnimo: Benevento vs Cagliari

5:00 Galabnimo: Crotone vs Roma

5:00 Galabnimo: Hellas Verona vs Atalanta

5:00 Galabnimo: Torino vs Fiorentina

10:45 Habeenimo: Lazio vs Bologna

10:45 Habeenimo: SSC Napoli vs Genoa

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com