Kulammada caawa la ciyaarayo tartanka Europa League & kooxaha waa weyn

Kulamo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Europa League ayaa caawa la ciyaarayaa iyadoo qaar ka mid ah kooxaha waa weyn ee England ay dheeli doonaan.

Kooxaha Manchester United, Arsenal, Lazio, Roma iyo FC Porto ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka soo muuqan doona kulammada koobka horyaallada Yurub.

Arsenal ayaa ku soo dhoweynaysa kooxda Standard Liege Emirates Stadium, xilli Manchester United ay u safreyso garoonka kooxda AZ Alkmaar ee Cars Jeans Stadium.

Haddaba halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono Koobka UEFA Europa League iyo saacadaha ay soo geli doonaan xilliga geeska Afrika:

GROUP A

Dudelange vs Qarabag FK

Sevilla vs APOEL Nicosia

GROUP B

Lugano vs Dynamo Kyiv

 Malmoe FF vs FC Koebenhavn

GROUP C

FC Krasnodar vs Getafe

Trabzonspor vs Basel

GROUP D

 Rosenborg vs PSV Eindhoven

 Sporting CP vs LASK

GROUP E

Celtic vs CFR Cluj

Lazio vs Rennes

GROUP F

 Arsenal vs Standard Liege

Vitoria de Guimaraes vs Eintracht Frankfurt

GROUP G

 Feyenoord vs FC Porto

Young Boys vs Rangers

GROUP H

CSKA Moscow vs RCD Espanyol

Ferencvaros vs Ludogorets Razgrad

GROUP I

Oleksandriya vs Gent

Saint-Etienne vs Wolfsburg

GROUP J

Istanbul Basaksehir vs Borussia Mönchengladbach

Wolfsberger AC vs Roma

GROUP K

Besiktas vs Wolverhampton Wanderers

SC Braga vs Slovan Bratislava

GROUP L

FC Astana vs Partizan Beograd

AZ Alkmaar vs Manchester United.