kulamada Maanta iyo Caawa laga ciyaarayo Tartamada kala duwan ee qaarada yurub

Kulamada Caawa laga ciyaari doonaa qaaradda Yurub, waxaana la dheeli doonaa kulamo ka tirsan Horyaalada kala duwan sida Premier League, La Liga iyo Serie A.

Haddii aan ku bilowno horyaalka xiisaha leh ee Premier League ayaa waxaa maanta iyo caawa laga ciyaari doonaa labo kulan kuwaasoo kala ah Sheffield United iyo AFC Bournemouth, halka kulanka kale ay ku balansan yihiin kooxaha Manchester City iyo West Ham United.

Sidoo kale waxaa jira kulamo ka tirsan horyaalka La Liga ee dalka Spain, iyadoo labada kooxood waa weyn ee Real Madrid iyo Barcelona ay qeyb ka yihiin kumada maanta ilaa iyo caawa laga ciyaari doono horyaalka Spain.

Sidoo kale waxaa jira kulan si weyn loo wada sugayo ee horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga ah, kaasoo loogu magacdaray Milan Derby, kaasoo ay caawa ku balansan yihiin kooxaha Inter iyo AC Milan.

PREMIER LEAGUE:

Sheffield United vs AFC Bournemouth: 7:00 

 Manchester City vs West Ham United:19:30

LA LIGA:

 RCD Espanyol vs Mallorca: 4:00

 Real Sociedad vs Athletic Bilbao:16:00

Osasuna vs Real Madrid:18:00 

 Celta Vigo vs Sevilla:20:30

 Real Betis vs Barcelona:23:00

SERIE A:

 SPAL vs Sassuolo: 14:30

Brescia vs Udinese: 17:00 

 Genoa vs Cagliari: 17:00

Napoli vs Lecce:17:00 

Parma vs Lazio: 20:00 

 Inter vs Milan: 22:45

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com