Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa & kooxaha waa weyn

Kulammo ka tirsan heerka guruubyada Champions League ayaa caawa la ciyaarayaa kooxaha waa weyn ee dheelaya caawa waxaa ka mid ah Man City, Real Madrid, Juventus, Tottenham, Bayern Munich, PSG, Atletico Madrid iyo kuwo kale

GROUP A

Galatasaray vs Club Brugge

Real Madrid vs Paris Saint-Germain

GROUP B

FK Crvena Zvezda vs FC Bayern München

Tottenham Hotspur vs Olympiacos

GROUP C

Atalanta vs Dinamo Zagreb

Manchester City vs Shakhtar Donetsk

GROUP D

Lokomotiv Moscow vs Bayer Leverkusen

Juventus vs Atletico Madrid

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com