Kulan kaTirsan Tartanka Degmoyinka Gobalka Banaadir ee kooxaha Degmada Waaberi iyo Shangani

Kulan ka Tirsan Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Banaadir Heerkiisa Afar Dhmaatka Oo Galabta La Ciyaari Doono

Kulankaan Oo ah Kulan aad U adag Ayaa U dhaxeeyo Degmoyinka Waberi Iyo Shangani

Waberi iyo Shangani Sandii Hore Ayee Ku Kulmen Tartanka Ciyaaraha Degmoyinka Gobalka Qeybtisa Groupka aygoo Ku hishiiyay Bar Baro 1-1

Degmada Waberi Sanadaan Waxaa laga Dheliyay 2 Goal Halka Shangani Laga Dhaliyay 3 Goal

Shangani Sandii 2aad Oo Xariir ah Ayee Gaareysaa Afar dhamaatka Xili Waberi Ey Gaareyso 5 Sano xariir ah

Guud ahaan Degamada Waberi Bur Burkii Ka Dib Waxee Ku Guuleystay 2 Koob Walow Degmada Shangani Eesan Wax Koob Ah Ku Guuleysan.