Laacibadii Hore Ee kooxda Horseed Iyo Qaranka Somaliya oo Xariirka kubada koliga ku wareejisay dharkii…….

Laacibadii hore Ee kooxda Horseed Iyo Qaranka Somaliya Sucaado oo Xariirka kubada koliga maanta ku wareejisay dharkii ay ku cayaari lahayeen cayaartoyda kubada koliga qaranka ee gabdhaha .

Sucaado oo qiiro la oysay 20 sano kadib markii ay so boqotay garoonka wiish ayaan ku wareestay garoonka markii ay so dhamatay cayaartii dhaxmartay dagmooyinka Xamar jajab iyo wabiri.

Image may contain: 3 people, people standing

Image may contain: 6 people, people standing

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

Image may contain: 8 people, people standing

W/Q:Mohamed Abdi Mudey