Labo Xiddig Man united oo isku dal ahaan lahaa hadii dhibkan dhici laheen

Laacibiinta kooxda kubada cagta man united ee  Zlatan iyo Matic waxaa ay ahaan lahaayeen labo xiddig oo isku dal ah hadii Yugoslavia aysan kala burburin laheen. Labada cayaaryahan ayaa ku wada hadla hal luuqad oo ah Serbian waxaana ay Serbia, Bosnia, Montanegro iyo Croatia la isku dhahaa Baltic ama Balkan People. Waa bulsho kala daadatay 1980-kii kadib ayadoo caasimada Bosnia ay aheed halkii uu ka biloowday World War 1 ama dagaalkii koowaad ee Dunida sanadkii 1914-kii.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com