Lionel Messi aniga ma jecli in aan noqdo kan taariikhda ogw sababta

Laacibka kooxda kubada cagta Barcelona ee Lionel Messi  ayaa yiri Anigu ma xiiseeyo in aan noqdo kan taariikhda ugu fiican, wax ay iga badalaysa ma jirto, anigu ma dalbado in aan noqdo kan ugu fiican, kan labaad ee ugu fiican, ka saddexaad ee ugu fiican ama ka afraad ee ugu fiican Majirto cid aan si gooni ula tartamo

Image may contain: 2 people, text