Lionel Messi oo Dabayaaqada Usbuucan ku cayaaraya garoonka Manchester City

Lionel Messi ayaa jimcaha ku soo jeeda gegada Etihad Stadium ee kooxda Manchester City si uu ugu cayaaro kulan saaxiibtinimo

Messi ayaa marar badan lala xiriirinayay inuu u soo dhaqaaqi doono Premier League gaar ahaan inuu dib ula midoobi doono macallinkiisii hore ee Pep Guardiola

Waase la arki doonaa haddii ay howsha sidaa u dhici doonto amaba uu waayihiisa ku dhammeysan doono kooxda uu ku soo bar baaray ee Barca

Tababare Jorge Sampaoli ayaa soo xushay shax adag uu ku wajahayo Italy Jimcaha sida ay warineyso BBC iyo waliba kulanka kale ay xulka Spain Madrid kula cayaari doonaan

Image result for messi argentina Etihad Stadium bbc

Xulka Argentina ayaase ka soo tagay xiddigaha Serie A ee Paulo Dybala iyo Mauro Icardi

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com