Liverpool Ayaa laga yaabaa iney heshiis la gaarto xiddiga Kooxda…

Liverpool Ayaa laga yaabaa iney heshiis la gaarto Ciyaaryahanka Kooxda juventus iyo Xulka Argentine Paulo Dybala Asbuucyada Soo socda.
Liverpool  Ayaana Sare u qaadeysa Xiisaheda ku aadan Ciyaaryahanka Dybala.

Sida uu Qoraayo wargeyska dalka italy ee Tutto Mercato Liverpool waaka dhab La saxiixashada Ciyaaryahankan.

Wargeyskan Ayaana ah midkii sheegay warkii u horeeyey ee ku Aadanaa Heshiiskii liverpool kula soo wareegtay Fabinho.