Liverpool Oo Guul Ku Soo Xirtay Kulamada Isku Diyaarinta Xilli Cayaareedka Cusub

Kooxda Liverpool ayaa guul kusoo gabagabayse  xilli cayaareedka cusub iyada oo  garoonka Anfield ku garaacday kooxda Torino.

Liverpool si dar-dar leh ku bilaabatay iyaga oo xiddigaha Salaah,Mane iyo Firmino ay bilaabeen xilli cayaareedkii hore samaynyeen iyaga oo qal-qal ku ridayay daafaca Torino mar walba oo ay kubada helaan.

Liverpool ayaa goolka 1-aad ku dhawaatay daqiiqadihii ugu horeeyay iyada oo rikoodhe loo dhigay laakiin Xiddiga qadka dhexe ee Fabinho ayaa si la yaab leh u khasaariyay.

Fabinho, a big-money addition from Monaco fails to hit the target from the spot after Sadio Mane had been fouled

Daqiiqadii 21-aad ayay Liverpool heshay goolka 1-aad ee cayaarta waxana gool qurux badan u dhaliyay xiddiga Roberto Firmino kaas oo cayaarta ka dhigay 1-0.

Reds ayaa daqiiqadii 24-aad dhalisay goolka 2-aad ee cayaarta iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Georginio Wijnaldum kaas oo ciyaarta ka dhigay 2-0.

Wijnaldum broke free of the Torino defence before arrowing a shot under Sirigu and into the corner of the Anfield Road goal

kooxda Torino ayaa daqiiqadii 31-aad hal gool iska soo guday iyaga oo uu goolka u dhaliyay xiddiga Andrea Belotti kaas oo cayaarta ka dhigay 2-1

Waxa sidaas ku dhamaatay qaybtii hore ee cayaarta oo ay kooxda Liverpool kulanka hogaaminayso natiijo ahaan

Qaybtii dambe ee cayaarta oo uu Jugren Klopp sameeyay is badal badan ayaan wax weyn iska badalin iyada oo Liverpool goolka 3-aad dhalisay daqiiqadihii ugu dambeeyay sidaasna guul ugu soo xiratay kulamada isku diyaarinta xilli cayaareedka cusub ee horyaalka England

Sturridge's downward header just before the end capped the win after Andrea Belotti had pulled one back on 31 minutes

Image result for liverpool vs torino 2018

Jurgen Klopp's Liverpool ended pre-season on a high by beating Serie A side Torino 3-1 at Anfield on Tuesday evening

Roberto Firmino (left) curled in the opener for the home side after summer signing Fabinho had missed an early penalty

Firmino played in his usual role of lone striker and was once again flanked by deadly duo Sadio Mane and Mo Salah

Dutch midfielder Gini Wijnaldum then slotted the ball under Torino keeper Salvatore Sirigu to double Liverpool's advantage