Liverpool waalaga soo reebay FA Cup-ka -Klopp cid ka yeeleyso malahan koob la’aan…

Waxaa uu kullan xiiso badnaa oo dhex maray kooxaha Wolves iyo Liverpool.kooxda kubada cagta ee Wolves ayaa FA Cup ka saartay kooxda liverbool ka dib markii ay guul muhiim ah ka gaartay Wolves.

Kooxda Wolves ayaa goolka koowaad ka heshay Raul Giminez daqiiqaddii 38-aad ee ciyaarta.

Qaybtii hore ayaa lagu kala nastay 1-0 oo ay Wolves ka hooggaamineysay.

Image result for liverpool

weeraryahanka liverbool ee Divock Origi ayaa goolka bareejada u dhaliyay Reds, daqiiqaddii 51-aad.

Image result for Ruben Neves goal liverpool

ka dib halkooda loogu celiyay daqiiqaddii 55-aad ee ciyaarta, ka dib markii uu Ruben Neves toogasho dheer dhaliyay.

Related image

Image result for Ruben Neves goal liverpool

Guud ahaan, kullanka ayaa kusoo idlaaday 2-1 oo ay Wolves ku reebtay Liverpool koobka FA Cup ka .