Lix qalad oo uu sameeyey Garsoorihii kulankii Manchester United iyo Liverpool+Sawiro

Waxaa lasoo saaray qaladaad uu sameeyey garsoorihii kulankii Manchester United iyo Liverpool qaladaadkaas oo dhamaantood laga galay Liverpool balse uusan cidna u ciqaabin.

Hadaba maxay kala yihiin shanta qalad ee uu sameeyey Garsoore Craig Pawson

1-Marcus Rashford Jaale laguma siin Markii uu dabaal degayey Goolkii koowaad ee Cayaarta waayo waxa uu dhex galay Taageerayaasha oo uu ladabaal degay.

Image result for rashford goal liverpool

2-Ashley Young waxa uu Rigoore ku galay Mohamed Salah oo jooga xerada ganaaxa mana uusan dhigin Garsoore Craig Pawson qalad ayeyna ahayd in uusan Liverpool u dhigin Rigooradaas.

Image result for Ashley Young and salah

3 -Antonio Valencia ayaa Gacan ku taabtay kubad isaga oo dhex jooga xerada Ganaaxa waxayna ahayd in Liverpool loo dhigo Rigoore balse masamayn Garsooruhu

Image result for Antonio Valencia  and liverpool in handball

4 -Antonio Valencia ayey ahayd in Calaamada casaanka ah lasiiyo kadib markii uu qalad weyn ku galay Sadio Mane balse Garsooraha waxa uu siiyey jaale oo kaliya halkii ay ka ahayd in uu Cayaarta ka saaro.

Image result for Marouane Fellaini  and Sadio Mane

5-Marcus Rashford ayey ahayd in Calaamada casaanka ah lasiiyo kadib markii uu qalad cadaan ah oo Roose u qalma uu ku sameeyey Cayaaryahanka Liverpool ee Trent Alexander-Arnold.

6-Antonio Valencia ayey ahayd in Calaamada casaanka ah lasiiyo kadib markii uu qalad weyn ku galay Sadio Mane balse Garsooraha waxa uu siiyey jaale oo kaliya halkii ay ka ahayd in uu Cayaarta ka saaro.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com