Luke Shaw ayaa maalin walba yimaado xarunta tababarka Carrington Maxaa u sabab ah

Daafaca bidix ee  man united Luke Shaw ayaa maalin walba yimaado xarunta tababarka Carrington, Isaga oo kaligiis tababar ku sameeyo tan iyo markii ay bilawdeen fasaxa Qaramada, Jose Mourinho ayaa siiyay dhamaan xiddigaha fasax iyo xiddigaha kale ee aan xulkooda looga yeerin.

Balse Shaw ayaa ka doortay fasaxa inuu sii joogo Carrington si uu tababar adag u sameeyo maalin walba, Uuna cadeeyo inuu u qalmo inuu kooxda Man United sii joogo, Luke ayaana ah mid aad u jecel Man  United

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com