Maamulka gobolka ayaa xaflad qurux badan u sameeyay Xalay Cayaaraha kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir

Maamulka gobolka ayaa xaflad qurux badan u sameeyay Xalay Xeritaanka cayaaraha kubadda cagta degmooyinka gobolka Banaadir.

xafladan oo ay kasoo qayb galeen qaybaha kale gedisan ee maamulka gobolka, wasaaradda dhaliyarada iyo isboortiga, xil dhibaano iyo bahda isboortiga, waxaa lagu bixiyay abaalmaruno lacageed oo la guddoonsiiyay 3-da koox kaalmaha hore ka galay , macalinka, goolhayaha iyo kooxda ugu wanaagsan oo ah shax 11 cayaaryahan ee ugu bandhiga wacnaa iyo gool dhaliyaha tartanka.

dhammaan masuuliyiinta xafladda ka hadlay ayaa tilmaamay muhiimada uu isboortiga u leeyahay horumarka dhallinyarada iyo guud ahaan dalka soomaaliya.Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

Image may contain: 5 people, people standing

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, sitting and closeup

Image may contain: 7 people, people smiling, people sitting, wedding and indoor

Image may contain: 8 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 5 people, people sitting

Image may contain: 6 people, people sitting

Image may contain: 8 people, people sitting

Image may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 1 person, standing

Image may contain: 2 people, people smiling

Image may contain: 2 people, people standing