Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray xafiiska naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xariga ka jaray xafiiska naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club kaas oo ku yaala degmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir.

Furitaanka xafiiskan waxaa ka qeyb galay guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada maamulka Gobolka Banaadir Basmo Caamir Shakeeti,guddoomiyaha xariirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab iyo mas’uuliyeen kala duwan oo ka kala socda Gobolka Banaadir,Xariirka Kubbadda Cagta iyo sidoo kale macallimiinta iyo taageerayaasha naadiga caasimada ee Muqdisho City Club.

Xafiiskan waxuu qabanayaa shaqooyinka caadiga ee naadiga Dowladda hoose ee Muqdisho City Club oo ah kooxda caasimada,Maamulka Gobolka Banaadir waxaa ka go’an xoojinta iyo fududeenta shaqooyinka horyaalka kooxda  Sidaas sheegtay Abdulkadir Hagi Dacar.

Image may contain: 4 people, people sitting and indoor

Image may contain: 15 people, people smiling, people standing

Image may contain: 1 person, closeup

Image may contain: 1 person, sunglasses

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person, sitting and indoor

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, smiling, standing

Image may contain: 3 people

W/Q:Maxamed Xuseen Qalinle

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com