Maanta Oo Kale 13-juun sanadkii hore ee 2017 waxaa cayaaraha kubada cagta Ka fariistay kabtankii Hore ee kooxda Midnimo

Maanta Oo Kale 13.juun sanadkii hore ee 2017 waxaa ciyaaraha kubada cagta Ka fariistay kabtankii Hore ee kooxda Midnimo Ahmed Ismail

Xiligaas uu Garoomada ka baxayey kabtan Ahmed waxa uu ku guuleystay Hal horyaal oo heerka labaad ah

Durba maamulka sare ee kooxda Midnimo waxay xiligaas u magacaabeen macalinka koobaad ee kooxda isagoo sanadkiisa ugu horeeyey horyaalka heerka labaad hogaamiyey

waxaana u suurta gashay inuu ku guuleysta horyaalka heerka labaad islamarkaana kooxda uu keeno heerka koobaad

kabtankii hore ee kooxda Midnimo lkn hada ah macalinka koobaad ee kooxda Midnimo Ahmed xirfadiisa waxa uu ku guuleystay labo koob Oo horyaalka heerka labaad ah isagoo ciyaarhan ah iyo isagoo macalin ah inkastoo ay jiraan koobab munaasabad ah

Ahmed Waxa uuna Ka mid ahaa maclimiinta ugu da.da yareyn ee sanadkan Ka Soo muuqatay horyaalka heerka

Image may contain: 2 people, people standing and shoes

Image may contain: one or more people, people standing and text

Image may contain: 2 people, people standing and shoesW/Q:Daariq cali macow