Maanta oo kale sanad ka hor kooxda ugu wanaagsan dunidan ee Barcelona ayaa Taariikh

Maanta oo kale sanad ka hor kooxda ugu wanaagsan dunidan ee Barcelona ayaa Taariikh u dhigtay kubada cagta kadib marki ay kasoo laabteen guuldarro 4-0 ah oo lugti hore looga badiyay iyaga oo lugta labaad Cam Nou ku xasuuqay kooxda PSG 6-1 wareega 16-UEFA champions league
Ma ahan maalin aan iloobi karno waxa sidas yiri lionel messi
Sergio Roberto ayaa dhaliyay goolka guusha 20 kii ilbiriqsi ugu dambeeyay kana farxiyay malaayiin taageerayaasha Barcelona

Image result for Barcelona  4-0  PSG CAMNOU 2017

Image result for Barcelona  4-0  PSG CAMNOU 2017

Related image

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com