Macalinka Spain Oo Soo Saarey Liiska Ciyaartoyda Uga Qaybgalaysa Ciyaaraha Saaxiibtinimo Ee Soo Aadan

Luis Enrique maamulaha xulka qaranka Spain ayaa magacaabay liiska ciyaartoyda uga qaybgaleysa kulamada soo socda ee saaxiibtinimo.

Liiska waxaa kasoo dhex-muuqday Jordi Alba, kaasi oo ka maqnaa shaxda wadankaan kulamadii ugu dambeeyay.

Alvaro Morata oo goodhaliye Chelsea ah ayaa liiska iska dhex arkay, xili uu isana ku jirin magacyadii uu horey usoo xushay.

Laacibiin waa wayn ayaa nan iska dhex arkin, kuwaasi oo ubadan kooxaha reer Spain xili uu muuqdo mid nasiinayo siinaya.

LIISKA OO DHAMEYSTIRAN

Shabaq-ilaaliyaasha: De Gea, Kepa, Pau López

Daafacyadda: Jordi Alba, Ramos, Íñigo Martínez, Diego Llorente, Mario Hermoso, Jonny, Gayà, Azpilicueta

Khadka Dhexe: Ceballos, Isco, Asensio, Suso, Fornals, Brais Méndez, Saúl, Rodrigo H. Sergi Roberto, Busquets

Gooldhaliyaasha: Rodrigo Moreno, Iago Aspas, Morata