Magacyada iyo Sawirada 6 da Kooxood ee uu Markasta Taageerayaashu buuxiyaan Garoomada ay ku dheelaan

Waxaan idiin soo gudbineynaa aqristeyaal Kooxaha qaarada yurub ee ah kuwa ugu badan ee cayaar kasta oo ay dheelayaan Taageerayaashoodu soo buux dhaafiyaan Garoomada kuwaas oo ay ka helaan dhaqaalaha ugu badan

Hadaba waa kuwee 6 da kooxood ee qaarada yurub ee markasta uu buuxo Garoonka ay ku dheelaan?

1. Signal Iduna Park – 79, 097 Average attendance

2. Allianz Arena – 75,000 Average attendance

3. Old Trafford- 74,955 Average attendance

4. Camp Nou- 68,592 Average attendance

5. Wembley Stadium- 67,744 Average attendance

 

6. Santiago Bernabeu- 67,290 Average attendance

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com