Majalada France Football Soo Saartay 5-Ka Xiddig Ee U Tartami Doona Abaalmarinta Ballon d’Or

Maanta ayaa France Football ay soo saartay 10 ka mid ah xiddigaha u sharraxan abaal marinta Ballon d’Or.

Horraan ayaa lasoo bandhigay ururkii koowaad oo ka koobnaa shan ciyaaryahan.

Haddaba waa kuwan ururka labaad oo isna ka kooban shan ciyaaryahan

Thibaut Courtois (Chelsea/Belgium)

Cristiano Ronaldo (Juventus/Portugal)

Kevin de Bruyne (Man City/Belgium)

Roberto Firmino (Liverpool/Brazil)

Diego Godin (Atletico Madrid/Uruguay)