Man City oo kaalinta 1-aad la wareegtay qiimeynta todobaadlaha shabakada Bleacher Report

Kooxda kubada cagta ee Man City oo kaalinta 1-aad la wareegtay qiimeynta todobaadlaha shabakada Bleacher Report sameyso madaama ay todobaadkan ku guuleesteen League Cup.

Sawirka waxaa ka muuqdaan 10-ka kooxood ugu sareeyaan qiimeynta Bleacher Report halka qoraalka hoose aan idin kula wadaagayo qiimeyntan kooxaha 20-aad ilaa 11-aad ku jiraan:

20. Sevilla (booskooda ayay taagan yihiin)
19. AC Milan  ku cusub yihiin soo galista 20-ka sare
18. Lille (-1)
17. Arsenal (+1)
16. Lyon (booskooda ayay taagan yihiin)
15. Ajax (booskooda ayay taagan yihiin)
14. FC Porto (booskooda ayay taagan yihiin)
13. Chelsea (booskooda ayay taagan yihiin)
12. Napoli (booskooda ayay taagan yihiin)
11.Tottenham (-3)
Bleacher Report waa mid bilawgii xili cayaareedkan soo bilaabatay marka todobaad walbo kooxaha kulamada ay cayaaraan aya lagu qiimeeyaa.

Image may contain: 3 people, text