Man United ayaa si rasmi ah ugu dhaqaaqday soo xero galinta Aron Wan-Bissaka iyo Patrick Van Aanholt

Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhaqaaqday soo xero galinta Aron Wan-Bissaka iyo Patrick Van Aanholt oo u ciyaara Kooxda Crystal Palace kuwaas oo ay ku dooneeyso £60M oo gini. Macalin Ole Solskjaer ayaa ka qabo shaki badan taam ahaansha Luke Shaw dhinaca kale Wan Bissaka ayaa ah badalka Ashley Young kaas oo hoos u dhac xoogan uu saameeye tiiyoo ay jirto in Valencia iyo Darmian ay Kooxda iskaaga hayaami doono waxii ka dambeeyo 1 June. [Metro].