Manchester City kulan labo lug loogu talagalay ayey lugtii hore Semi finalka ku badiyeen

Kooxda kubada cagta ee Manchester City ayaa guul ka gaartay naadiga Burton Albion kulan ka tirsanaa Semi-finalka Carabao cup-ka kulan oo ka  dhacay garoonka Etihad.

Goolal ay dhaliyee xiddiga Gabriel Jesus , Kevin De Bruyne, Olexandr Zinchenko, Philip Foden, Kyle Walker Iyo Riyad Mahrez ayaa Man City ka caawiyay in ay lugta 1-aadba iska xaadiriso finalka tartanka.
Kooxda Manchester City ayaa ah kooxdii ugu horaysay ee England ah ee dhalisa 7 gool kulamo xiriir ah tartanka Caraboa cup-ka tan ilaa 1967 markaas oo ay Leeds United samaysay sidaas.
.Guushii 9-0 ahayd ee ay ka gaartay kooxda Burton Albion ayaa ah guushii ugu weynayd ee laga gaaro tartanka Carabao cup-ka tan
Related image

Image result for mancity vs Burton Albion

Image result for mancity vs Burton Albion

Image result for mancity vs Burton Albion