Manchester united ayaa 7-Cayaaryahan iska iibin doonta marka uu suuqa furmo

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa lagu soo waramayaa ugu yaraan 7-Cayaaryahaano inee daaqada ee ka bixi doonaan marka uu furmo suuqa kala iibsiga caayaryahanka qadka ee Micheal Carrick oo cayaaraha iska fadhiisan doono.

Sidoo kale warar ayaa sheegay In James Rodriguez oo hadda si amaah ah ugu cayaara kooxda Bayern inuu wada hadalo uula yeeshay Mourinho  iyo Alexis.

Manchester United ayaa 40milyan usoo bandhiga wiilka khadka dhaxe ee kooxda Shakhtar Fred kaas oo sidoo kale xiiso u muujisay Man City.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com