Manchester United ayaa iska diiday fursad ay kula soo saxiixan kartay Xiddig muhiim ah

Kooxda kubada cagta ee Manchester United ayaa iska diiday fursad ay kula soo saxiixan kartay £105M oo gini Cristiano Ronaldo Sida uu qoray qabiirka Sky Sports Guillem Balague ”Jorge Mendes ayaa wacay Naadiga Manchester United si uu ugu sheegaa in Ronaldo uu ka tagaayo kooxda Real Madrid kadib Man United ayaa iska diiday, waxaa uu hadana u bandhigay Kooxda PSG oo ayada Maya iska tiri