Manchester United ayaa kalsooni ku qabta heshiiska cusub ee Anthony Martial

Manchester United ayaa ku kalsoon ku qabta in Anthony Martial uu heshiis cusub u saxiixi doono kooxda ka dhisan garoonka Old Trafford, sida laga soo xigtay ESPN.

Xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa hoos u dhac ku imaaday tan iyo markii uu yimid kooxda Man United Alexis Sanchez, xiddiga ayaa kooxaha qarada yurub raadinayan dhamaan Juventus, Arsenal iyo Tottenham ayaa isha ku haya inay ka faa’ideystaan hadii uu ka tagaayo kooxda Man Unted .

Macalin Jose Mourinho ayaa diyaar u ah inuu wadahadal la furto laacibka 22 jirka oo 15 bilood ka har sanyahay qandaraaskiisa haatan