Manchester United Oo Heshay Tabarihii lagu badali lahaa Mourinho

Maalmahaan ugu dambeeyey warar la isla dhexmarayo gudaha naadiga Manchester United ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Manchester United ay ku bixiso lacag dhan 40 Malyan oo Pound soo helitaanka tababaraha Tottenham Hotspur Mauricio Pochettino. (The Sun)

Ugu dambeyntii Kooxda Manchester United ayaa ku jahwareersan tababaraha haatan leyliya ee Jose Morinho kadib markii ay u arkeen in uusan leylin karin sanadka soo socda ay doonayaan in ay ka fikiraan macalin cusub in ay keenaan bilowga Sanadka haatan dhowr ka maalmood ka harsan ee 2019-ka.

Manchester United