Mancheter City Vs Rotherham- Man City Oo Rikoor Xun Ku Leh ….

Kooxda Mancheter City ayaa marti galin doonta Naadiga Rotherham United kulan ka tirsan tartanka koobka FA Cup-ka kulan ka dhici doona garoonka Etihad Stadium.

Mancheter City ayaa kulanka soo galaya iyaga oo niyad fiican leh kadib markii ay garaaceen naadiga Liverpool ay ka jabiyeen unbeaten-ka ee horaysay premier League.

Kooxda Mancheter City ayaa haatan doonaysa in ay wareega xiga u gudubto tartanka koobka FA Cup-ka kuna garaacdo kooxda Rotherham isakana xaadiriso wareega 4-aad.

Kulanka: Man City Vs Rotherham United

Tartanka: FA Cup

Saacad: 4:30 Galannimo

Garoonka: Etihad Stadium