Marcos Rojo ayaa sheekay sheeko dhaxmartay asiga iyo Alex Sanchez

Daafaca Manchester united ee Marcos Rojo ayaa sheegay in uu isku dayay inaan caayo  alex Sanchez  markas si naxariis leh ayuuna igu jawaabi lahaa, , Markii aan ogaaday inuu kusoo biirayo Man United, Waxaan iri  Maya hada ma halkaan ayuu imaan doonaa

” Waxaan ku sugnayn Dubai, Waxaan si dagan u fadhiyay kursi waxaana daawanayay flim markii Jose oo ii yimid jugna iga siiyay garabka, Wuxuu ii sheegay inaan la soo saxiixan doono Sanchez, Ma doonayo inaad tababarka ku jabiso bari, Wuxuuna ku dhuftay qosol  macalin Jose mourinho.

 

 

 

 

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com