Mauricio Pochettino ayaa xalay lagu arkay asiga oo la socda  Agaasimaha u qaabilsan dhanka warfaafinta…

Mauricio Pochettino ayaa xalay lagu arkay asiga oo la socda  Agaasimaha u qaabilsan dhanka warfaafinta ED Woodward ee Neil Ashton kuwaas ka wada qeyb galay daawashada Ciyaartii Leeds United iyo Brentford.

Mauricio Pochettino ayaa loo badinayaa inuu shaqada macalinimo ee Manchester United ka badali doono Ole Gunnar Solskjær.

Xagaaga ayaa la sheegyaa in ED Woodward iyo maamulka Manchester United ay ku qancin doonaan  si walboo ay ahaato  inuu shaqada ka tago, ayagoo ka dhaadhicin doono inuu noqdo  ole  uuna shaqada macalinimo ku wareejiyo Pochettino.

Hadii Ole laga dhigo Director of Football-ka macalinka laga dhigaa Pochettino oo aan ilaa hada wax Koob ah ku guuleeysan intuu macalinka ahaa tan iyo 2009-kii.

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com