Maxaa ugu muhiimsanaa kulankii waynaa Germany iyo Argentina

Germany ayaa qaybtii hore 2-0 ku hor maray balse qaybta dmabe ayaa Come back lagu samayay Maxaa ugu muhiimsnaa kulankii waynaa Giggada Signal Iduna park

1-Serge Gnabry ayaa ka sara maray haliyeyga Reera Germany ee Miroslav Klose wuxuu noqday ciyaaryahanka ugu dhaqsaha badnaa Xulka Germany qarnigan 21-aad 10-Goal kulamada ugu yar ku dhaliyo Gnabry 10-gool ayuu ku dhaliyay 11-kiisa ciyaarood ugu horeyay xulkiisa halka Klose ay ku qaadatay 13-ciyaarood

19-jir 130-Malyanle Kai Havertz ayaa goolkiisa ugu horeya Germany dhaliyay

Serge Gnabry ayaa sida loo galay 2019 xulkiisa Gemeany u dhaliyay 6-gool mudadaasi Waa in ka badan xidig kasta ka soo muuqday Germany

Tan iyo 2014-kii Germany Markii ku guulaystay dhacdadii World Cup ka Ee Brazil Waa Markii ugu horeysay shaxdooda safka koowaad laga waayo Xidiga ah World champions ama World Cup winner

Gnabry sida ugu saaray diiwanka Waana hogaamiyaha ugu muhiimsnaa Germany and bayern .

kulan ka waxa kusoo dhamaday bar -bar dhac Germany iyo  Argentina 2-2

Image may contain: 3 people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 2 people, people playing sports and outdoor

Image may contain: 3 people, outdoor

Image may contain: 3 people, people playing sports, people standing and outdoor