Maxaa Xalay ka dhacay Champiosn league Jamahirta Spurs oo oohinta Ceshan waayay taariikh xun waligood arag iyo Ronaldo oo loo diiwan geliyay Record

Naadiga Bayern München ayaa gumaad ku haysa Kooxaha Waqooyiga London labadii ciyaar u dambaysay ee booqatay Arsenal waxay u dhiibatay 5-1 halka  lasimtay Tottenham 7-2 loo dhiibay

Cristiano Ronaldo  Waa xidiga ugu guulaha badan taariikhd Champions League 102  kulan Waa xiddiga ugu goolasha badan taariikhda Tartanka Waa 127-gool Waa xidiga ugu qaadista badan Tartanka Waa 5-Champions League Dhanka kale waa goolkiisa 130-aad dhamaan tartamada Euurope wuxu a ka dhaliyay 33-kooxoood oo kala duwan

Tan iyo xilli ciyaareedkii 2003-04, CL ma jiro daafac dhaliyay goolal madax ah ka badan Sergio Ramos waa 7-gool wuxuu la soo sintay John Terry oo isna dhaliyay 7-gool kaliya kaba daafac ayaa 10-gool Champions league ku dhaliyay 10-xilli ciyaareed kala duwan Waa Sergio Ramos and Gerard Pique

Mucjisada  Reer Portugal Joao Felix ayaa noqday Xidigii ugu da’da yaraa taariikhda Naadiga Atletico Champions League gool ugu dhaliya da’diisa waa 19-sano iyo 325-Maalmood wuxuu a ka Sara maray misna cagta mariyay Recordka Sergio Aguerro oo isna gool ku dhaliyay Bishiii September 2008 V PSV markaasi da’diisa waxa aya ahayd 20-sano iyo 106-maalmood

Naadiga Real Madird ayaa Markii ugu horeysay taariikhda Champions league badin waayeen Labada Ciyaar ugu horeysa ma groupka ayay ku hari rabaan.

Christiano Ronaldo ayaa  noqday xiddiga ugu Guulaha badan taariikhda Champions league wuxuuna  gaaray guushiisa 102-aad xiddiga ku xiga Waa Haliyeyga Caanka ahaa misna Recodkiisa Cagta uu mariyay Iker Casillas oo isna guulaystay 101-ciyaarood Two legends of the game.

Serge Gnabry ayaa noqday Xiddigii ugu horeyay Champions league Ciyaar gudaheda Afar gool dhaliyo tan iyo 2015-kii Markasna Mr Record Cristiano Ronaldo ayaa afar gool ka dhaliyay Naadiga Swedish ka ahi Ee Malmö

Raheem Sterling wuxuu si toos ah ugu lug lahaa 18-gool 16-kii kulan ee ugu dambeysay Champions league Giggada Etihad ka soo muuqday (11 gool, 7 caawin), wuxuu dhaliyay ama caawiyay ugu yaraan hal jeer 12 kamid ah 13-kii kulan ee ugu dambeysay. Wax kale

Tottenham ayaa Guul daro 2-7 kala kulantay Bayern Munich Waa Guul daradiii ugu wayneyd  ee Koox England ah gurigeeda ku ciyaaraysa misna ka soo gaarta Taariikhda tartamada Europe Dhanka kale Markii 3-aad ayaa kooxdan Reer London Afar gool looga dhaliyay gurrigooda Tartamada Europe

Waa Markii labaad Taariikhda Naadiga Bayern München Ay kulan ka tirsan Champions league away game Ay 7-gool ku badiso hore Bishiii October 2014-kii v Roma 7-1

 Taariikhda Serge Gnabry Waa Xiddigii labaad oo Germany kulan ka tirsan Champions league  4-gool dhaliyo Hore Bishiii Martch 2014-kii Markasna Mario Gomes Oo bayern ahaa ayaa 4-gool ka dhaliyay Naadiga Reer Swiss Ee Basel waxayna garoonka  Allianza Arena kaga badiyene 7-0

 Markii ugu horeysay Inta la wada ogyahay taariikhda tartan weyn Naadiga Tottenham Guul daradii ugu wayneyd ayaa gurigooda ka soo gaartay 7-2 waligood home loogama badin

W/Q:Abdulkadir Mohamed Abdullahi