Maxaa Xalay ka dhacay Giggada Wanda Metropolitano ee Magaalada Madrid

1-Waa markii labaad Taariikhda Liverpool iyo Tottenham ay Final isaga hor imaadan hore 1982-dii markasna waxay ciyaarayeen finalka league cup markasna Liverpool ayaa 1-goal ka Soo kabatay extra Time 3-1 Ku badisay and Tonight Liverpool ayaa Mar kale badisa Misna CL ku horqaday.

2- Tottenham Hotspur ayaa Qaybta dambe ciyaarta isku dayday 14-shots Oo goal loo filan karay Waa In la ah Kooxda Cup-ka qaaday ee Liverpool inta ay samaysay ciyaarta oo dhan

3- All Time Ma jiro players ka hor yimiday Daafaca dalka Dutch Ee Virgil Van Dijk misna u ganbiyay ama dhaafay 64-ciyaarood oo Tartamada dhan ayuu Kooxdiisa Liverpool u ciyaaray tan iyo markii uu ku Soo biiray

4- Naadiga Tottenham ayaa xilli ciyaaredkan Champiosn league 5-daqiiqo ugu horeysa laga dhaliyay 5-goal wa in ka badan Koox kasta Tartanka ka Soo muuqatay Kooxda kasta ku Soo xigta kaliya hal gool ayaa laga dhaliyay

5-Marcelo (2014) Carrasco (2016) Asensio (2017) Bale (2018) and ORIGI 2019 Intaba waxay ahaayeen xidigo goaal ka wada dhaliyay 6-dii final Cahmpions league la wada ciyaaray misan Bedel ku Soo gala

6- Trent Alexander-Arnold da’diisa wa 20-sano and 237-maalmood waa xidigii ugu da’da yaraa isaga oo ka yar 21-sano Taariikhda Champions league laba sano isku xigta Finalkiisa ku Soo bilawda

7- Harry Kane ayaa qaybtii hore Ciyaarta kubada taabtay 11-jeer waa in ka yar xidig kasta Kooxda uu hogaamiyaha u yahy ee Tottenham

8- Jurgen Klopp ayaa sadex jeer finalka Champions league ciyaaray laba jeer ka mid ahi waa laga qaaday Taariikhda ayaa tilmaamaysa Macalinka kaliya Sadex jeer isku xiga tartankan laga qaaday waa Rugcadaaga Reera Italia ee Marcello Lippi Waxaa laga qaday 1997, 1998, and 2003 Intaba waxa uu Macalin u ahaa Naadiga Ay muwadinimada ka wada simanyihiin ee Juventus, Tonight Burgen Klopp taarikkhda xun wuu soo afjaray.

9- Taariikhda Naadiga Tottenham Guuldarooyinka ugu badan Tartamada caalamiga ahi waxay ka Soo gaartay Naadiga Manchester United waa 90-ciyaarood oo Guul daro ah halka Naadiga labaad Guuldarooyinka ugu badan ka Soo gadhay waa Liverpool 82-Guuldaro All time mida Cawa ayaa ugu xanuun badan Dhega Wayne ayaa lag qaaday.

11- Mohamed Salah waa Xidiga Shanaad Qaaradda madow Ee Africa ka Soo jeeda Taariikhda Kubada cagta Europe ee Champions league misna berigiii Hore la oran jiray European Cup finalkiisa Goaal dhaliya hore Rabah Madjer, Samuel Eto’o, Didier Drogba and Sadio Mane.

12- Naadiga Tottenham waa markii ugu horeysay Taariikhda Kubada cagta Europe ay finalkiisa la ciyaarto kooxaha ka socda kubada cagta England tan iyo dhamaadka bisha May 1971/72 markasna waxay finalka la ciyaaren Naadiga Wolves Tartanka Europe league oo berigaasi la oran jiray Uefa Cup Labada lug waxay ku badiyeen 3-2. Tonight Cl ayaa laga qaday

13- Goolkii uu dhaliyay Mohamed salah kaliya ciyaarta waxay socotay 1-daqiiqo iyo 48-ilbiriqsi ama Seconds, waa goaalkii labaad ugu dhaqsiyaha badan Taariikhda finalka Champions leageu laga dhaliyo Hore Paolo Maldni oo Ac Milan ahaa ayaa Liverpool finalkii 2005-tii kaga dhaliyay (00:50) seconds ama ilbiriqsiyo

14-Naadiga Liverpool ayaa 9-jeer ciyaartay finalka Tartankan oo berigii hore la oran jiray European Cup, haatan aan u wada garanayno Champions league waa in ka badan Taariikhda Koox kasta ka socota Kubada cagta ee England labadii jeer ugu dambaysay Waa laga qaday 2007 Naadiga Kubada cagta europe ka luntay ee AC Milan ayaa ka qaaday and 2018 Real Madrid ayaa ka qaaday and Tonight Madird magacooda ayaa lagu qoray cupka

15- Naadiga Tottenham ayaa xiliciyaredkan ku Guuldaraysatay in ay hogaanka Qaybta hore qabtaan 13-kii ciyaarood ay Champions league ay ciyaareeen Naadigaan lagu naanayso Lilywhites 2-ciyaar Bareejo 5-Ciyaar Guuldaro iyo 6-ciyaar ay badiyeeen

16- Divock Origi waa xidigii labaad u dhashay Wadanka dhaca Galbeeka Europe ee Belgium misna Goal ka dhaliya taariikhda tartankan oo berigii hore Loo yaqanaay European cup haatan magaciisu yahay Champions league waxaa kaga horeyay Yannick Carrasco Oo Atletico Madrid ahaa 2016-kii ayuu ka dhaliyay Naadiga Real Madrid Dhanka kale Origi ayaa xilli ciyaaredkan 3-dii Shots ugu horeysay Cl goal u wada bedalay Hore laba goal uu ku ciqaabay Barca tarahankana kaga reebay iyo goolkii taariikhiga ahaa Ee Tonigh

17- Taariikhda Kubada cagta Europe ee Champions league waa markii labaad Final-kiisa ay ciyaaraan Kooxaha ka socda England Premier leageu hore 2008 finalka cariga Russia ee magaaladiisa Moscow Man United v Chelsea and Tonight Cariga Spain magaaldiisa Madird Liverpool v Tottenham Liverpool ayaa markiii 6-aaad qaaday Waxa waxayna ka dhigan tahy All Time Europe in ay ka Fiican yihiin Gaaladii waa wayanyd Real madird, and AC, Milan wixii ka soo hara ayaga aaya ka Fiican

18- Liverpool ayaa 6-jeer qaaday Tartankan oo berigii hore la oran jiray European Cup haatan u wada garanayno Champions league waa in ka badan Koox kasta Kubada cagta England ka ciyaarta Kooxda ku Soo xigta wa Man united oo 3-jeer qaaday Dhanka kale All Time waa In ka badan Koox kasta oo Eurapean ah Marka laga reebo Gaalada waa wayn Real Madrid oo 13-jeer qaaday and Ac Milan oo 7-jeer qaaday Tani aya ka dhigan Liverpool iyo Macalin Jurgen Klopp in ay yihiin Kooxda Sadexaad ka arimisa Kubada cagta Europe

19- Naadiga Tottenham ayaa xilli ciyaaredkan ku Guul daraysatay in ay badiso Sadexda ciyaarood ugu horeysay champions Legaue Group Stages, Waa Kooxda labaad Taariikhda Tartankan Sidaa ku dhacda misna finalka ciyaarta hore 2010 Naadiga Reera Italia ee Inernazinale Ayaa sidaa samaysay Ugu damabyntii waxay finalka ku qaadeen magaalada Madrid and Tonight Taariikhdasi waala beeniyay Waxaa qaaday Liverpool

20- Waa markii ugu horeysay Naadiga Liverpool hal xilli ciyaareed gudihiisa misna tartaamda oo dhan 11-jeer ku Soo gasha garoonka shax isku mid ah 53-ciyaarood xilli ciyaaredkan ay ciyaaraan 11-jeer ka mid ah shaxda Macalin Juergen Klopp isku mid bee ahayd

21- Jurgen Klopp Waa macalinka afaraad Taariikhda Liverpool u qaada tartankan oo magaciisa hore la oran jiray European cup haaatan Loo garanayo Champions league macalimiinta hore Taariikhda ay tilmamayso Waxaa ka mid ah Bob Paisley, Joe Fagan and Rafa Benitez.

22- Mohamed Salah waa xidigii ugu horeeyay Egypti u dhasha misna gaol ka dhaliya All Time European Cup final

23- Jurgen Klopp waa Macalinka shanaasd misna u dhashay Germany misna ku guulaysto Taariikhda Champions league hore Dettmar Kramer, Udo Lattek, and Ottmar Hitzfeld, Jupp Heynckes dhanka kale waa Macalinka labaad Isga aan wadan koox ka dhisan Germany misna cupka qaada

Image may contain: 1 person, playing a sport

Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Image may contain: 7 people, people smiling

 

W/Q:Abdulkadir Mohamed Abdullahi